Madaxweyne Lafta Gareen oo si heer sare ah Muqdisho loogu soo dhaweeyay (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen oo maalmihii lasoo dhaafay safar shaqo ku joogay wadanka Turkiga ayaa goordhaw kasoo degay garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho. Lafta Gareen Waxaana garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ku soo dhaweeyey xubno ka tirsan Golayaasha Dowladda Soomaaliya iyo qaar ka mid ah Odayaasha iyo waxgaradka ku … Continue reading Madaxweyne Lafta Gareen oo si heer sare ah Muqdisho loogu soo dhaweeyay (Sawirro)